You are currently viewing 5 Qodob Samee Maalin Walba Guul Ayaad Gaari Doontaa

5 Qodob Samee Maalin Walba Guul Ayaad Gaari Doontaa

Horudhaca 5 Qodob Samee Maalin Walba Guul Ayaad Gaari Doontaa

waqtigaan aan kujirno ha ushaqeyn si xoog badan ee ushaqee si caqliyeysan taas waxan ula jeeda in ey jiraan fursado aad ubadan hadii aan maskaxdena adeegsano, halkaan waxa kugu sogudbinayaa 5 qodob oo hadaa sameyso aad ka dhaxleyso shaki la,aan horumar wax badana ka badali doona noloshaada.

5 Qodob Samee Maalin Walba Guul Ayaad Gaari Doontaa

1. Habeynki inta aadan seexanin kahor

habeenki inta aadan sexanin kahor dadka kalena ey jiifaan wax uun baro, waqtigaan aan hada kujirno waa waqtiga wax isbarida qofka waxa uu heystaa fursado aad utiro badan in uu wax isbaro isagoon iskuul (school) ama jaamacad (University) aanan aadin, waa waqti ey aad usahlantahay inaad waxbadan barato.

2. Wax Aqriska

muhimada uu leyahy aqrisku waxan xasuusana aayadi ugu horesay ee kuso dagtay nabigeena waxa ey ka shekenesay aqriska iyadoo kutimid qaab ama hab amar ah.

Aqrisku waxa uu kamid yahay hababka ugu wanadsan uuqofku ugu diyaar garoobi karo mustaqbalka si uu horumar ugaari lahaa, waxa ladhahaa aqrisku isaga ka shaqeysiiya maskaxdena oo aqrisku wuxuu ugu jiraa maskaxda sida jimicsiga loogu bahanyahy in lahelo jir cafimad qaba, maskaxdana waxa jimicsi uah aqriska maskaxdana isaga lagu quudiyaa.

waxaa ladhahaa waqtigu xad malahan waxey leyihiin aqoonta wax aqriska waa qofka oo isku dayaya dunida inti maskax soo martay inuu lashekesto, maanta markii aad tagto maktabada oo aad aqriso kutubta islaamiyiinta waxa weeye wixii caqli weyn ee muslimiinta soomaray kutubti ey qoreen sida imamu shaafici iyo ragi lamidka ahaa ay kuu waramayan oo ad lashekesaneyso.

3. Wax uun qabo, wax uun xaqiiji aad samesatay

dabiqitaanka ama sameynta wax aad baratay waa mid naftaada dareen guul galinaaya hadii internetka aad kabaratid cilmi mucayan ah oo gooni ah iskuday inad dabaqdo oo aad ku shaqeysato, in aad ubadasho waxas aad baratay ubadasho wax lataban karo, waxaa kle oo sogalayo qabashada wax uun, inaad dabaqdo jadwal schedule aa horay udajisay ama qorshe sida inaad iska joojiso caada xun inad sameysato caada wanagsan sida wax aqrinta ama inaad subaxdi waqti hore sookacdid oo aad iska deysid hurdada iyo maaalaayacniga.

4. Xiriir Guud Sameyso

laxiriir dadka gaar ahaan kuwa kuu dhaw adigo kabilabaya kuwa kugu hareeresan sida qaraabada, saaxiibada, dariska, dadka magalada kula dagan tusaale hadii aad nin khabiir utagto oo aad kadalbato nasteexo ama talo kusiiyo ku aadan bilaabida ganacsi wuxuu kuugu jawaabi “sameyso shabakad xiriir guud ah dad kala duwan baro, waxa kuu furmaayo albaabo kala duwan” xiriirka wanaagsan ee xikmada iyo caqliga ku dhisan waa furaha albaabo badan.

5. Noloshaada Wax Kabadaal

waqti dheer ayaad heysataa kadib marka aad kaso baxdo howlahaada rasmiga ah sida waxbarashada nidaamiga ah shaqada, hadaba waqtigaas ka faaideyso adigo qabanayo wax uun noloshada wax ka badalaayo hadii ey noqon laheyd inaad quraan aqrisato inad wax qaas ah baartid in aadan iska seexanin oo aadan wax sugin ogowne noloshaada ayaa wax walba ka muhiimsan.

Impact-Site-Verification: d643defe-63d6-491e-9fa2-a0c17d620572

Gaba Gabada Mowdiiceeni Kusaabsanaa 5 Qodob Samee Maalin Walba Guul Ayaad Gaari Doontaa

ku dadaal wax isbarida xitaa hadii 1 saac kaliya arintaas sameyneyso muda sanad ah waxaad arkeysaa in wax weyn aad baratay wax weyna aad xaqiijisay .

Rasuulkeena muxamed Nabad Galyo iyo Naxariis Korkiisa Ha ahaate (NNKH) wuxuu jeclaa acmaasha kuwooda daaimka ah ee anan istaageenin tusaale hadi maalinkasta hal bog quraan aqriso si xiriira oo maalin walba ah waxey kafiicantahay inad maalin quraanka dhan dhameyso hadane isbuuc joogto maalin kale aad aqriso.

waxaa ladhahaa buurta intaas la eg aad aragto waxey ka sameysan tahay dhadax yar oo dhagax kale lagu daray, marka waligaa ha yareysanin wax aad qabaneyso si walba oo ey uyaryihiin.

wax aqrisku waa waxa lagu qiyaaso ama qimeyo umada horumarkeeda noloshan casrigana maba jiri laheyn wax aqris la,aan, wax aqrisku waa furaha nolosha aqoon la,aan waa iftiin la,aan.

5 Qodob Samee Maalin Walba Guul Ayaad Gaari Doontaa

5 Qodob Samee Maalin Walba Guul Ayaad Gaari Doontaa

hadii ubahantahay computer ama laptop cusub oo qiimo jaban oo Amazon lagu gado halkan taabo

hadii ubahantahay computer ama laptop cusub oo qiimo jaban oo Amazon lagu gado halkan taabo

If you want to achieve consistent development, it is essential to continuously seek opportunities for improvement without underestimating the significance of knowledge acquisition.

In conclusion, development plays a crucial role in shaping societies and individuals. It encompasses growth in personal skills, economic prosperity, and technological advancements. Let’s promote and support development in all its forms. Please share this blog post on social media to inspire others to contribute to the journey of development.

Leave a Reply