You are currently viewing 7 Qodob Hadaad Sameesid Horumar Kugaarsiinkaro

7 Qodob Hadaad Sameesid Horumar Kugaarsiinkaro

7da qodob hadi sameesid horumar ku gaari mkartid

7 Qodob Hadaad Sameesid Horumar Kugaarsiinkaro

Qodob 1.Kafiirso qofka dawaneyso horumar mku gaarsin karaa

Waxaad is weydii inta aad waqtigada ku bixin laheyd daawashada qof kle adigu wax ma create gareysaa ,wax masameysaa insteed inta aad dadkle waxooda aad promote gareyn laheyd, maanta dadkeena soomaaliyeed waxey ku bixinaayan waqtigooda malaayiin malaayiin qafood kuwaas horumar aan uhorseedeen, sida ugu dhaqsiyaha badan waa inaad kafiirsataa dadka daawanesid oo aad waqtigaada ku bixineesid mayihiin dad ku gaarsiinaya meeshaad rabtay? mayihiin dadkaan kuwa mindset kaada ama maskaxdaada kuwa dhisaaya? 

wax walbo maskaxdaada gala wuxuu kutaraa ama wuxuu kaala baxayaa, ufiirso subixii waxad kuso tooseysaa wixi aad shalay daawanesay, hadii aad dawaneesay waxyaabo xunxun waxad kuso kaceysaa isla wixii xumaa lkn hadii aad dawaneysay wax faaido leh oo aqoon kuu siyaadinaya waxad kuso kaceysaa wax fiican. maanta 8 saacadod ama wax ka badan ayaa kaaga baxaya wax maalayacniya inaad dawanesid war soo ma.ogid 8saac iney tahy qeyb kamida noloshaada.

waxad ku barantaa, waxbaad xirfad aad ku baran kartaa, waxbad ku aqrisan kartaa, content ku create gareyn kartaa every thing kuqabsan kartaa adi wax dhis ,wax qabso, wax baro, xili ey kaaga fiican tahay majirto lkn intii qashin iyo waxyabo kle maskaxdaada kabuuxsami lahayeen inaadan meel gaareyn sida ugu dhaqsiyaha badan waxad ugu baahantahay inaad meelaha waqti ku bixineesid inaad kafiirsato.

Dadkaan aad waxqtiga ku bixineesid mayihiin kuwa igaarsiin kara meeshan rabo mayihiin kuwo wax kabadalayo nolosheyda sooma,ogid qofkan  viewska kaa helaayo shaqo uu heystaa waxbuu helayaa adigu lacag kaa sameenoya , hadaba adiga maxa waaye shaqadaada? hadi wax fiican dawatid waan ku hambalyeynaa mustaqbal qurux badan kaa horeeyo.

Qodob 2. Jooji Daawasada Filimeenta Xunxun horumar magareesid

maanta waxa jiro dhalinyaro badan wey rabaan iney business dhisaan wey rabaaniney horumar sameeyaan, weyrabaan iney naftooda badalaan lkn intaad daawaneesid filimada xunxun ee naftaada meel xun dhigeesid wallaahi inaadan horumar magaaresid kalssonidaadana eysan koreyn, waxaad ubaahantahay inaad sida ugu dhaqsiyaha badan ujoojisid naftaadana MAYA waa inad dhahdaa aniga ayaa ku hugaaminaayo madaawanaayo waxaan xunxun, masameynaayo maku dhacaayi dambigan diintena ma,ogola.

Raganimadaada iyo kartidaada iyo awoodada ayaa hoos udhaceysa maqabsan kartid waxad rabtid wey kaa horistaagayan sida ugu dhaqsiyaha badan waxa laga rabaa walaalkey giyow hadii xaaladaa kusugan tahay waa inad joojisaa waxyaabaha xunxun ee aad kadaawaneesid internetka, maanta waxa lamarayaa inad internetka ka sameyn kartid ganacsi iyo lacag dhanka kalena wuxuu kuu hayaa wax yaabo qashin iyo maalaayacni eh, adi midkee baad noqonee, midkebad doorane adigey kugu xirantahay

Qodob 3. Iska sax cuntada aad cuneesid si naftaada horumar ugaarsiisid

cuntooyinka ka sida  burka bariis baasto aan cuneyno cuntooyin cafimad qaba maahan wax walbo kasameysan daqiiq inaad iska jojisid iyo cusbo ku badanyahy inad iska yareyso sido kle wax walbo sonkor ku badan tahay waaa in aad iska dhaaftaa shaaxaada inad sonkorta kajojisid, cuntooyinkaada waa in ey noqdaan kuwo caafimad qaba sida qudaarta iyo cuntooyinka protein leh sida hilibka lowska kaluunka iyo wixii lamida cuntooyinka wadanka kabaxa 

cuntada aad cuneesid qeyb weyn ayey kaa qaadaneysaa noloshaada cafimadka aad heleesid energy aad wax ku qabaneesid , waayo inaad hard worker inaad noqotid waxey ubahantahay inaad energy badan heesid hadii energy heysan waxba maqaban kareesid, maanta hargab kugu dhici biri mid kle kugu dhici taagnameesid lkn siaad shaqo badan uqabatid waxad ubahantahay inad cunto fiican oo cafimad qabto cuntid, hurdo fiicana seexatid.

Qodob 4. Exercise sameey

waxaad ubaahantahy inad exercise program aad samesid , inta badan waxa ugu fiican socodka, ama dabaal hanoqoto ama gym hanoqoto,  isku day marka inaad gymka tagtid hadii aadan tagi karine aad socoto hadii aadan socon karine aad orodo , waxaa ladhahaa maalintii ninka wuxu ubahanyahay (15,000-10,000) uu u baahanyahy, dumarkana (7,000-5,000) maalintii.

hadii aad fadhi ku shaqeesid inad iska dhaftid waxa jiro meelo badan oo looga shaqeeyo miisas istaag eh hadii awoodi kartid inaad raadsato marka series inaad ka noqotid caafimadkada hurdo fiican, cunto fiican, nasasho fiican inaad heysatid saddexdaas wey kuu fududaane inaad gaarto horumar.

Qodob 5. Ahdaaf Yeelo

fadhiiso buug iyo qalin sooqaado is weydii maxan rabaa inan sameeyo waxa ugu muhiimsan inaad ahdaaf kadhigato, cilaaqaadka adi iyo rabigaa idinka dhaxeeyo inaad kordhisid, cilaaqadka adi iyo asxaabtda idinka dhaxeeyo, ganaacsigada ama hantidada inad ahdaf ka qoratid daqli intee la,eg ayaan rabaa inu isoo galo sanadkaa, waxyaabha larabo inan bilaabo maxey tahay isweydii maxan iga dhiman.

waqti yar aad aduunkaan joogeysaa waa inad ogaata waxd qabaneesid marka muhiim ayey inoo tahay hadaf dhigashada ugu yaraan 10 hadaf inad heysato .

Qodob 6. ka shaqee caafimad qabka Maskaxdada uziyaadin laheyd

waxyaabaha kasoo hadleenay sida inaad daawatid waxyabaha maalaayacniga ama xunxun ee social media waxey kusameenayan menta health gaada caqabado sida games hada ciyaartid challenge ayey kugu samenayan, marka isku day in maskaxdaada caafimad qabkeeda innad ufiirsatid waayo hadii aadan heysan amni ama cafimad dhanka maskaxda waxba maqabsan kari meesid ganacsi madhisi karineesid, naftaadana dhisi karimeesid meelaad kaliga kujiri sidaas baad ahaani, marka isku day inaad ka shaqesid cafimad qabka maskaxdada.

Qodob 7. Jooji Dib udhigashada

dib udhigashada laga hadlaayo waa labo midna wey fiicantahy midna wey xuntahay

mida fiican waa inaad dib isaga dhigtid wax yaabaha maalayacniga ee aadan ubaah neyn xiligoodi maahane waqti kale aad isaga dhigi kartid taasi wey kuu fiicantahy .

lkn mida xun waxa wye Ahdaafta kuu goonida eh muhiimka eh ee noloshaada muhiimka ah  sida content creater inad noqotid ama ganacsi dhis ama caafimadkada dhis ama waxyabo kle muhiim kuu ah qabo dib dhigasho malahan kuwaas, hadii dhahdid project gaan biri udhigana wey kugu adkaane hadhaw inaad qabatid waayo dib udhigashada waqtigaada kaliya madileysee waxey kaloo dileysaa naftaada, wixii biri qaban laheyd maanta qabo wixii maanta qaban laheydne hadda qabo.

Dhamaad

waxaad is arkee wixii dadka hal sano qaban lahayeen adigoo ku qabanaya bil, wixi bil lagu qaban lahaayne asbuuc, wixii asbuuc lagu qaban lahaayne maalin.

Do Now, Move Fast, Speed Every Thing.


hadii rabtid qoraalo kale oo aad aqrisato halkan taabo

  • Fascinating Story of Dinosaurs

    Fascinating Story of Dinosaurs

    The Fascinating Story of Dinosaurs: An Epic Journey Through Time Dinosaurs have captivated human imagination for centuries, symbolizing a time when gigantic creatures roamed the Earth. Their story, from their emergence to their sudden disappearance, offers a fascinating glimpse into the Earth’s ancient past. Let’s embark on an epic journey to explore the origins, diversity,…

  • The Ultimate Guide to Creating a Sustainable Garden

    The Ultimate Guide to Creating a Sustainable Garden

    Sustainable Garden Introduction Sustainable Garden In today’s world, sustainable gardening is more important than ever. It not only benefits the environment but also creates a beautiful, thriving space that you can enjoy. This guide will help you create a sustainable garden that conserves resources, supports local wildlife, and provides a healthy ecosystem. Choosing the Right…

  • The Ultimate Guide to Transforming Your Home Office into a Productivity Powerhouse

    The Ultimate Guide to Transforming Your Home Office into a Productivity Powerhouse

    Introduction To Transforming Productive Home Office Transforming Productive Home Office In today’s world, a productive home office is more important than ever. With many people working remotely, having a space that fosters productivity and focus is essential. This guide will help you transform your home office into a productivity powerhouse, ensuring you can work efficiently…

Leave a Reply