You are currently viewing Sidee Kalsooni dada kor ugu qaadi kartaa 8 qodob

Sidee Kalsooni dada kor ugu qaadi kartaa 8 qodob

sidee kalsooni daada kor ugu qaadi kartaa

8 Qodob oo aad Kalsooni dada Kor ugu qadi kartid

waa inad fahanta marka kowaad majirto wax maskaxda ka samenesid ama afka laga dhahayo oo kalsooni dada kor uqadaya majirto, kalsooni dada siaad kor ugu qaadid waxa wye ficil, maskaxdaada kasaar iney jiraan waxyaabo kle aad sameen kartid oo aan ubaahnen ficil ama waxqabad siaad kalsoni dada kor ugu qaadid.

hadii noloshada meel iska fadhisanesid waxna aadan qabaneyn, shaqeneen, guriga hooyada iska fadhiisanesid, lacag aadan samenen, waxna eysan kuso galeen kalsooni dada malaga yaabo iney kor uqaadanto waayo markasta aad arkeyso xaalada aad kujirto marki loo barbardhigo ficilada aad sameyn laheyd, markasta aad ficil samenesid waa markasta oo aad kalsooni dada kor uqaadi kareesid.

Qabo waxyabaha noloshaada tayadeeda kor uqadaya

sida badan waxa laga yaabaa inan ka cararno waxyaabah adag sida inaad wax aqrisid, inaad meel rejection laga sosiiyey inaad kulaab laabatid, markasta oo aad qabatid wax yaabaha noloshaada tayadeeda kor uqaadaaya wey fududaane inaad kalsooni dareentid waayo waxyaabahas waa challenge wey adagyihiin in qofkasta uu sameeyo. xasuusnow kalsooni dada inaad kur uqaadid waa kuu muhiim inad qabatid waxyaabaha noloshaada kor uqadaya,

Qodobka 2-ad ee kalsooni dada kor uqadaya: ka dhabee hadalkaaga

waxaad arki doonta in is aaminadada iyo kalsooni dada nafeed eey kor isku qaaday, markasta hadi aad dhahday waxan qabanaya maadan qaban , waxan sameynaa maadan sameyn sideed rabtaa inad isku aamintid ama kalsooni isugu qabtid naftaada DIB ISUGU LAABO nafsadaada waad ogtahay in aadan ahayn qof lagu kalsonan karin , marka hadii aad hadalkaaga ka dhabeenesid waa inad on time ahaata waxaad aamine nafsadaada in aad ka dhabenesid waxa aad dadka dhahday kasokow taas, waxa aad adigu isku dhahday waa in aad ka dhabeysa marka hore

 Baro wax yaabaha aad ku fiicantahay

waxa jiro qofkasta waxyaabo uu dadka kle uu kaga ficanyahay, markasta aad ogtahay waxyaabaha aad ku ficantahay oo aad dadka kle kaga fiicantahay waa markasta aad kalsoonidada kor ugu qaadesid waayo waxbaa jira laga weydiinayo waxa ku taqasustay oo aad dadka kle kaga fiicantahay heer ey ubahanyihiin jawaabaha ku aadan mowduucaas , xirfada aad taqaanid oo dadka kle oo dhan kaga fiicantahay markasta oo aad baratid inaad ku fiicantahay waxas waa markasta oo kalsoonidada ey kor uqaadmeyso.

Sax sida aad isugula hadashid

kuligeena markasta oo aan kali nahay oo kaligeen meel joogno inagaa isla hadalno maskaxda iskala hadalnaa mahan inan afka kor uqadeeno ama codka kor uqaadeno ee maskaxda ayaad iskala shekesanee, markasta oo aad si negative ah iskula hadleesid, markasta oo aad iska aaminsantahay qof eysan waxba usuurto galeynin, markasta oo aad iska aaminsantahay in aadan waligaa guuleyseen, markasta oo ey hooseyso sida aad iskula hadleesid waa markasta oo ey kalsoonidadu hoos sii adeyso heer nafsadaada ey iska aamintay sawirkaas, marka badal qaabka aad iskula hadleesid nafsadaada siaad kor ugu qaadid kalsooni dada.

Ka taxadar nadaafadada shaqsiyadeed

marki aan ka hadleeno nadaafada waxa soo hoos galaayo qabeyska, dhar nadiif inad xiratid, caraftada inad kor uqadid adigo dhididaaya oo soo shiraya majirto kalsooni aad dareemeyso xitaa diintenu waa sheegtay nadaafada waa iimaanka barkiisa, so hadii lagu dhahay iimaankaga barkiis waa nadaafada waa qeyb kamida sideed rabtaa inaad kor ugu qaadid kalsoonidada adigoo wasaqle ah, qaabka aad iska daremesid marka aad bananka ubaxeesid qeyb weynbeey ka qaadata inad kalsooni dada kor uqaadid.

Ka taxadar jirkaaga iyo caafimaadkaga

marar badan waxa laga yaaba siaad kalsooni udareentid inaad xiratid dhar qaaliya ama waxyaabo kale balse waxad ogaata hadi sida aad uegtahay eytahay siadan ku qanacsaneyn ama jirkagu uusan dhisneyn wey adkaaneysa in kalsoonidada dhisnaanto, markastana waxaad raadineysaa waxyaabo external ah siaad ugu buuxisid booskas kaa banaan, siad kor ugu qadid kalsooni dada.

kawarhaay meesha aad daciifka katahay oo ku liidato

 qofkasta oo bini aadama wuxuu leyahay meela uusan ku fiicnen, lkn inaad ka warheesid meelahas adan ku ficnen ee aadan jecleyn inad sameyso aadbey ku caawineysa nolosha, kalsooni daadana kor bey uqaadmeysa waayo wad ogtahay waxaas inadan ku ficneen, hadi aad rabtid kalsonidada waa inad bilawdid inad ka shaqeesid oo kor uqadid waxyaabaha aadan ku fiicnen ama aad kuliidato, hanoqoto inad lashaqesid dad waxas yaqaan, hanoqoto inad talo raadsatid, hanoqoto inaad adigu isku daydid oo isku daydid sidii aad kor ugu qaadi laheyd wxaas oo ad ka dhigi wax karoon sidii hore u ahaayeen.

Haka jaakirin howlaha adag iyo challenge yada

haka jaakirin howlaha adag iyo challenge yada cusub ee nolosha kusiiso, si aad kalsooni dada sii buuxda igu dhistid waa inad howlaha adag iyo shaqooyinka adag oo ay nolosha dusha ka soo sartay aad qabatid siaad meesha manta tagantahay aad uga kacdid howl ayey ubahantahay, shaqo adag bey ubahantahay, dadaal bey ubahantahay hadi aadan samehena magari dontid meesha aad usocotay.

DHAMAAD kalsooni dada kor uqaad

inaad dhistid kalsoonidada waxey ubahantahay dadaal iyo ka go,naashiyo naftaada iney diyaar utahay marnaba haka baqin hana ka cabsanin fashil ama guul daro waayo wxey ka dhigeysaa adeeg iyo qof dhiiri galisan oo an cabsaneyn, isku day qodobadan inaad sameyso wxaad dareemi donta in kalsoonidada kor ukacdo oo aad guul gaari karto.

casharo kle kalsooni dada horumar halkan ku dhufo

fadlan booqo land page keyga